The purpose of the Kaabe Parent Committee (Committee) is to serve the school’s best interests by supporting the school’s mission, programs, and activities. The Committee offers valuable insights to the administration and helps to ensure that our support of students, families and staff reflects both school policy and local customs. Working with the administration and staff, the Committee will provide contributions to the school for the benefit of all students. The Committee may provide financial support for initiatives, events or special projects. The Parent Committee is an advisory arm of the school. Participation and membership in the Kaabe Parent Committee is open to all Kaabe School families. The committee will include 11 members with representatives from each of the Kaabe Schools who are elected by the parents.
Ujeedka Gudidda Waalidiinta ee dugsigu waa inay u adeegaan danaha dugsiga, iyaga oo taageeraya hiigsiga, himilada iyo waxqabadada dugsiga. Gudidu waxa ay siiyaan talayoon wax ku ool ah maamulka dugsiga, kuwaas oo gacan ka geysta hubinta in taageeridayada ardayda, qoysaska iyo shaqaalaha dugsigu ay waafaqsan yihiin shuruucda dugsiga iyo cadooyinka iyo dhaqanka Somaliland. Gudida oo lashaqaynaysa maamulka iyo shaqaalahaba, waxa ay Gudidu u fidinayan caawimooyin taasi oo ay kawada faa’ideysanayaan dhamaan ardaydu. Guddidu waxa ay marmar isku xil-qaantaa sidii taageero dhaqaale ay ugu bixin lahaayeen waxqabayada, xafladaha, ama mashariicda horumarineed ee ka socda dugsiga. Gudida waalidintu waxa ay sidoo kale dugsiga ugu jiraan kaalinta la-talinta maamulka dugsiga. Ka-qaybgalka iyo xubin-nimada Guddida Waalidiinta Kaabe waxa ay u furan tahay dhammaan waalidiinta dugsiga Kaabe. Guddidu waxa ay ka koobnan doonta 11 xubnood oo ka kala socda dhamaan qaybaha dugsiyada Kaabe, kuwaas oo ay doortaan waalidiintu.